Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa arboco waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 19-01-1441 oo ku beegan 18-09-2019, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Abdisamad Abdullaahi.