HomeAll newsDhageyso Maktabad Cusub oo Laga furay Xarardheere.

Dhageyso Maktabad Cusub oo Laga furay Xarardheere.

Xaflad ka dhacday magaalada Xarardheere ee gobalka Mudug oo Lagu furayay maktabadaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay waaliga gobalka Mudug sheekh Abuu Cadnaan,Culumaaudiin iyo odayaal dhaqan.

Maktabada oo caam ah looguna talagalay in si bilaash ah ay dadka kaga faa’ideystaan ayaa waxaa loogu magac daray sheekh Boqol soon.

Sheekh Abuu Cadnaan waaliga Mudug oo goobta ka hadlay ayaa bulshada ku booriyay inay ka faa’ideystaan fursadaan.

Odayaasha dhaqanka ayaa goobta ka sheegay inay ku faraxsanyihiin maktabadaan oo ay soo dhaweynayaan furisteeda.

Dhageyso Kalimada waaliga Mudug iyo Odayaasha

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular