Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 18-01-1441,oo ku asteysan 16-09-2019. Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa soo jeedinaya Zakariye Cumar.
Halkan ka dhagayso Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada 16-09-2019