HomeAll newsAqoonyahan ka hadlay Taariikhda Masuulkii arimaha dibadda ee Police-ka Dowladda.

Aqoonyahan ka hadlay Taariikhda Masuulkii arimaha dibadda ee Police-ka Dowladda.

Xili dhawaan  qarax ka dhacay Muqdisho Lagu dhaawacay Jeneraal Maxa’ed Cabdulle Dhoorre oo ah masuulka Police-ka dowladda federaalka u qaabilsan arimaha dibadda, ahna isku xiraha Police-ka dowladda iyo Interpoll ayaa waxaa taariikhdiisa ka hadlay Mid kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed oo in muddo ah garanayay General Maxamed.

Abuu Ibraahim oo ku sugan dalka Dibadiisa ayaa ugu horeyn ka hadlay Taariikhda ku xeeran waalidka iyo walaalaha la dhashay Generalka lagu dhaawacay Muqdisho.

Abuu Ibraahim ayaa sheegay in Generaalkaan uu kamid ahaa dad dibadaha laga keenay oo lasoo carbiyay kuwaasi oo kamid noqday saraakiisha sare ee dowladii Siyaad Bare.

Xiligaasi ayuu ku caan ahaa dhibaatada uu ku hayay dadka isagoo caan ku ahaa salad La’aan iyo Akhlaaq Xumo.
Abuu Ibraahim ayaa soo hadal qaaday cadaalad darada ka jirta Goobaha uu ka howlgali jarayay Genraalka Xiligii Dowladii Siyaad Barre.

General Maxamed Cabdulle Dhoore ayaa waxaa soo gaaray dhaawac daran waxaana weerarka lagu dhaawacay sheegatay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

war MDaahir Taariikhda Dhoore

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular