HomeAll newsIlaalada Xassan Cali Kheyre Oo Baydhabo ku dilay Qof Shacab ah.

Ilaalada Xassan Cali Kheyre Oo Baydhabo ku dilay Qof Shacab ah.

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa ku waramaya in ciidamo katirsan ilaalada ra’iisul wasaaraha dowladda oo halkaas maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa ay dileen qof shacab ah.

Falkan ayaa ka dhacay garoonka kubadda cagta ee magaalada Baydhabo, waxaana aad uga xumaaday dadka shacabka ah.

Dhagayso Qof shacab ah oo lagu dilay magaalada Baydhabo

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular