HomeAll newsDhageyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta.

Dhageyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta.

Tarbiyada Caruurta waa barnaamij muhim ah oo Jimco walba ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaana lagu soo qaataa qodobo badan oo muhim u ah barbaarinta ubadka iyadoo fursado badanna laga siiyo caruurta.

Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Abuu Bakar Ibraahim Geedi.

Halkan Ka Degso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 06-09-2019

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular