Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 04-1-1441,oo ku asteysan 02-09-2019. Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa soo jeedinaya Maxa’ed Daahir.