Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijrigu waxay ku beegan tahay 18-12-1440,oo ku asteysan 18-08-2019. Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.