Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arbaco waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 13-12-1440 oo ku beegan 14-08-2019, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Salmaan Axmad.