HomeAll newsDhagayso: Ciidamada dowladda Oo Haweeney ku kufsaday Awdheegle.

Dhagayso: Ciidamada dowladda Oo Haweeney ku kufsaday Awdheegle.

Ciidamada dowladda gaar ahaan kuwa ku sugan degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa ku kacay fal wuxuushnimo ah, iyagoo kufsaday gabar muslimad ah oo kamida h dadka deegaanka.

Kufsiga waxaa ku kacay sarkaal katirsan dowladda federaalka.

Ninka qaba gabadha la kufsaday oo warbaahinta la hadlay ayaa xaqiijiyay dhacdada.

Halkan ka dhagyaso Nin marwadiisa ay kufasadeen ciidamada dowladda Oo Warbaahinta la hadlay.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular