HomeAll newsDhageyso Barnaamijka Tartan Aqooneedka Ciidduladxaa Ee Odayaasha Dhaqanka.

Dhageyso Barnaamijka Tartan Aqooneedka Ciidduladxaa Ee Odayaasha Dhaqanka.

Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa waxay shalay iyo dorraad qabatay in ka badan 20 barnaamij oo u gaar ahaa Ciiduladxaa, waxaana kamid ah tartan loo qabtay laba koox oo kamid ah odayaasha dhaqanka ee Sh/hoose. Labad kooxood ayaa loogu magac daray Axmad Bin Ibraahii (Axmad Gurey) Iyo Sayid Sayid Maxamad C/lle Xassan.

Halkan Ka Degso Barnaamijka Tartan Aqooneedka Odayaasha

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular