HomeAll newsSidee Looga ciiday degmada Galhareeri ee Galgaduud?

Sidee Looga ciiday degmada Galhareeri ee Galgaduud?

Magaalada Galhareeri ee wilaayada islaamiga Galgaduud waxaa maanta isugu soo baxay boqollaal dad ah, oo salaadda ciida ku tukaday fagaare weyn.

Sawirro laga soo qaaday Salaadda ciidda waxaa laga dareemayay dadka oo aad u badan, iyo farxad ballaaran.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular