HomeAll newsDhageyso Barnaamijka Diiradda JImcaha oo Ay Ka Qeyb Galeen Ergadii Xildhibaanada Soo...

Dhageyso Barnaamijka Diiradda JImcaha oo Ay Ka Qeyb Galeen Ergadii Xildhibaanada Soo Doortay.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa maanta marti ku ahaa qaar kamid ah ergooyinkii xildhibaanada soo doortay islamarkaana sheegay iney ka towbad keeneen kuwaasoo boqollaal kamid ah todobaadkan iyo kii ka horreeyayba lagu soo bandhigay dhulka ay ka talisyo Xarakada Al-Shabaab ee loo qayaano wilaayaadka islaamiga ah.

Halkan Ka Degso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 09-08-2019

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular