Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arboco taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 6 Dulxijah oo ku asteysan 07-08-2019, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya. C/fataax Max’ed.