Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 27 Dulqacdah oo ku asteysan 29-07-2019. Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa soo jeedinaya C/fataax Maxamad.