HomeUncategorizedSaaxir Kufsaday Gabar Uu Dhalay oo Lagu Dilay Fagaare Ku Yaalla Saakow.

Saaxir Kufsaday Gabar Uu Dhalay oo Lagu Dilay Fagaare Ku Yaalla Saakow.

Fagaarayaal ayay dadku isugu yimaadaan marka ay dhacayaan xukunnada Xuduuda ah.

Maxkamadda guud ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa xukun dil ah ku ridday nin saaxir ah islamarkaana kufsaday gabar uu dhalay.

Ninkan oo lagu magacaabo Ibraahim Macallin Cabdullaahi ayaa maxkamadda horteeda ka qirtay inuu sixirka ka bartay nin la yiraahdo Cabdiraxmaan, sidoo kalana uu kufsaday gabadhiisa Maryamo isagoo og iney xaaraan tahay, balse wuxuu sheegay inuu sheydaan ku xambaaray.

Intaa kadib maxkamadda ayaa ku riday xukun dil ah iyadoo soo bandhigtay nusuus sharci ah oo ay u daliishatay xukunka.

Boqollaal dad weyne ah ayaa usoo daawasho tagay kuwaasoo takbiirta ku dhawaaqayay markii uu xukunku dhacayay.

Reer galbeedka iyo dadka ay soo wax bareen ayaa aad u dhibsaday xukunaada ay diinta islaamku riddo sida: rajmiga, xadka tuugga, dilka suxarada IWM.

Halkan Ka Degso XUkunka Ninka Saaxirka Lagu Fuliyay

(Ambien)

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular