Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa jimco, taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 17 dul Qacdah oo ku asteysan 20 07-2019, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cali Aadan Xassan.