HomeAll newsDhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Bayaankii Al-Shabaab Ee Ku Socday Odayaasha...

Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Bayaankii Al-Shabaab Ee Ku Socday Odayaasha Xildhibaanada Xulay.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Maanta waa Jimco, Taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 16/11/1440, oo ku asteysan 19/07/2019. Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa lagu falanqeeyay maanta Bayaankii dhawaan kasoo baxay Xarakada Al-Shabaab ee ku socday odayaasha xildhibaanada soo xulay waxaana ka qeyb qaatay culimo, odayaal dhaqameedyo iyo dhageystayaasha. Barnaamijka waxaa soo jeedinaya C/fitaax Filibiin.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha oo Tayo Sare Ah

Halkan Ka Degso Diiradda JImcaha oo Tayo Dhexe Ah

Halkan ka akhriso oo ka degso bayaanka kasoo baxay hogaanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab PDF.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular