Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco , taariikhda Hijriguna waxay ku beegan tahay 9 dul Qacdah oo ku asteysan 12 07-2019, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad C/llaahi.