HomeAll newsSawirro: Wilaayada Shabeelaha Hoose oo Hir Galisay Mashruuc Lagula Dagaalamayo Kaneecada.

Sawirro: Wilaayada Shabeelaha Hoose oo Hir Galisay Mashruuc Lagula Dagaalamayo Kaneecada.

Maamulka islaamiga ah ee Shabeelaha hoose ayaa degaanka Kuunyo-barrow ka hir galiyay ol’ole lagula dagaalamayo kaneecada.

Ol’olahan oo uu ku baxay dhaqaale iyo juhdi ayaa si hab sami leh uga socda degaanka, waxaana loo xil saaray koox u tababaran oo qalabkoodu u dhammeystiran yahay.

Maamulka ayaa inoo sheegay in ol’olahan horay looga soo fuliyay dhowr degaan islamarkaana lagu guuleystay hadafkii laga lahaa oo ah in kaneecada lala diriro.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular