Kitaabka Qasasul Anbiyaa waxaa munaasabadda bisha barakeysan ee Ramadaan awgeed Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan ka jeediya Sheekh Cabdi-Raxmaan Firin oo kamid ah culimada diinta Islaamka ee Soomaaliyeed.
Halkan ka dhageyso Dersiga 11-aad Qasasul Anbiyaa