HomeAll newsDEG-DEG: Taliyihii ciidamada isku dhafka ee maamullada Puntland iyo Galmudug Oo la...

DEG-DEG: Taliyihii ciidamada isku dhafka ee maamullada Puntland iyo Galmudug Oo la dilay.

War deg deg ah oo kusoo dhacaya warqabadka idaacadda islaamiga ee Al-furqaan wuxuu xaqiijinayaa in magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug lagu dilay taliyihii ciidamada isku dhafka ee maamullada Puntland iyo Galmudug.

Khaliif Nuur Shiil o ahaa taliyaha ciidamada isku dhafka ee labada maamul ayaa lagu dilay howlgal gaar ah oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

Masuuliyadda dilka sarkaalkan sare waxaa sheegatay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

  1. Please theme kaa waa na gu adag tahay ee kii hore ku celsha waa cdsi isticmaal ahaan & qurux ahaan kii horaa ka sita

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular