Halgankii Daraawiishta waa barnaamij taxane ah oo ay Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan ka diyaarisey halgankii Sayid Muxamed Cabdulle Xassan iyo raggii uu hogaaminayay ay la galeen gumeystayaashii Ingiriiska iyo Talyaaniga ee kusoo duulay Soomaaliya.
Halkan ka dhagayso qeybta labaad ee barnaamijka Halgankii Daraawiishta