Halgankii Daraawiishta waa barnaamij taxane ah oo ay Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan ka diyaarisey halgankii Sayid Muxamed Cabdulle Xassan iyo raggii uu hogaaminayay ay la galeen gumeystayaashii Ingiriiska iyo Talyaaniga ee kusoo duulay Soomaaliya.
Halkan ka dhagayso Qeybta koowaad barnaamijka Halgankii Daraawiishta
Asc masha allah nayada ayaan kuhayay in tariikh noso gudbin doontan dhamadan holwadenda radio alfurqaan allaha idunka abalmariyo