HomeAll newsButafaliqa oo Iska casilay xilka Madaxtinimada AlJeeriya.

Butafaliqa oo Iska casilay xilka Madaxtinimada AlJeeriya.

Madaxweynaha curyaanka ah Cabdil-caziiz Butafaliqa ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka madaxtinimada wadanka Aljeeriya ee uu hayay labaatankii sano ee lasoo dhaafay.

Bayaan kasoo baxay Butafaliqa ayuu ku sheegay inuu is casilay, isagoo ka jawaabaya dalabaadka shacabka, wuxuuna uujiyay  inuu jeclaan lahaa inuu sii joogo oo uu sii ahaado madaxweynaha Aljeeriya.

Shacabka Aljeeriya ayaa aad ugu farxay is casilaada Butafaliqa, balse waxay sheegeen iney sii wadi doonaan bananbaxyada,  tan iyo inta ay meesha ka baxayaan dhamaan madaxdii iyo rumuuztii Nidaamka Butafaliqa.

Hadaba waa Sidee xaaladda Aljeeriya, maxaana la filayaa? ka dhagayso Linkiga hoose.

Halkan ka dhagayso Is casilaada Butafaliqa iyo sida ay tahay Xaaladda Aljeeriya.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular