HomeAll newsWilaayada Jubbooyinka Oo Buundo ka dhistay Salagle.(Sawirro)

Wilaayada Jubbooyinka Oo Buundo ka dhistay Salagle.(Sawirro)

Buundada Saalax Salagle.

Wilaayaadka islaamiga ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, waxaa ka jira horumar kala duwan oo aad u ballaaran, kuwaas oo lagu helay ku dhaqanka Shareecada islaamka iyo iska caabinta Shisheeyaha duulaanka soo qaaday.

Wilaayada islaamiga ee Jubbooyinka, waxay mudooyinkii lasoo dhaafay ku tallaabsaneysay horumar dhinacyo badan oo muuqda, kadib iskaashi dhab ah iyo isgarab taag rasmi ah oo dhexmaray maamulka islaamiga iyo dadka shacabka ah ee degan Wilaayada.

Degmada Salagle, waxaa dhawaan lagu soo afgaray dhismaha buundo weyn oo dhexmarta magaalada, waxaana goobta laga dhisay buundada oo biyo mareen ahayd ku dhib qabay dadka deegaanka.

Kadib iskaashi dhexmaray Wilaayada iyo dadka Salagle, waxaa lagu guuleystay in la taago buundo adag oo ay si isku mid ah u adegsan karaan dadka iyo gaadiidka, islamarkaana isku xireysa xaafadaha kala duwan ee Salagle.

Waaliga wilaayada islaamiga ee Jubbooyinka Sheekh Muxamad Abuu Cabdalla, oo ka hadlay munaasabad ka dhacday Salagle, laguna daah furayay buundada ayaa sheegay in arinkan uu ku yimid iskaashi iyo tacaawun dhexmaray wilaayada iyo shacabka, wuxuuna u mahad celiyay Allaah, thuma dadka deegaanka ee gacan ka geystay dadaalkan.

Sheekh Abuu Cabdalla, wuxuu shaaca ka qaaday in buundada loogu magacdaray istish-haadi fuliyay camaliyad nafhurnimo oo kasoo jeeda Salagle, laguna magacaabo Saalax Salagle.

Soomaalidu, waxay tiraahdaa iskaashato ma kufto, islaamkuna wuxuu amaanay midnimada iyo wadajirka, gacmana wadajir bey wax ku gooyaan, waxayna umaddu ka maarmeysaa iney u gacan hoorsato cadowgeeda, haddii ay isku tiirsato, islamarkaana iskaashato, waana sida hadda ka jirta wilaayaadka islaamiga ee Soomaaliya.

Hoos ka daawo Sawirro aan kasoo qaadnay Buundada ay Wilaayada Jubbooyinka ka dhistay Salagle.

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular