Goordhow waxaa magaalada Muqdisho laga maqlay jugta qaraxyo waaweyn oo ruxay qeybo badan oo kamid ah caasimadda, kuwaas oo lagu qaaday xarumo ay leedahay dowladda federaalka.
Qaraxyada waxaa xigay rasaas xoogan oo illaa iyo hadda socota, waxaana wararka aynu heleyno ay sheegayaan in dagaalyahanno hubeysan ay galeen xarumaha laba wasaaradood oo katirsan dowladda federaalka.
Jawi kacsan ayaa laga dareemayaa demgooyinka Shibis iyo Shangaani oo ah goobaha ay qaraxyadu ka dheceen, rasaastana laga maqlayo.
Wixii soo kordha waan soo gudbin doonnaa Inshaa Allaah.
Alahu akabar alahu akbar alahu akbar alahu akbar