Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo usbuuciiba maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxaana lagu soo qaataa mowduuc muhim ah oo ka tarjimaya hadba xaaladda taagan. Usbuucan waxaa lagu lafa guray ciidamada dowladda ee kasoo baxay degmooyinka iyo degaankada qaar ee gobolada Sh/dhexe iyo Sh/hoose.
Barnaamijka waxaa marti ku ahaa Col. Maxamad Axmad Xassan oo kamid ah saraakiisha Milatariga DF, Dr. Xanafi Cabdi Sheekh Aadan iyo Nabadoon Max’ed Ax’ed Guuleed.