HomeAll newsQaraxyo ka dhacay Baay iyo Shabeellaha hoose.

Qaraxyo ka dhacay Baay iyo Shabeellaha hoose.

Ciidamada Xabashida Itoobiya ayaa qarax culus waxaa maanta lagula eegtay qeybo kamid ah gobolka Baay oo kamid ah meelaha ay gumeysiga ku joogaan Xabashida Itoobiya.

Qaraxa waxa uu haleelay gaari nooca Uuraal ah oo ay saaranaayeen ciidamo Xabashi Itoobiyaan ah, waxaana khasaare dhimasho uu gaaray ciidamadii la beegsaday.

Ciidamada Itoobiyaanka ee la beegsaday ayaa marayay wadada xiriisa Baydhabo iyo Buurhakaba.

Sidoo kale, qarax culus ayaa ciidamada Uganda ee qeybta ka ah Shisheeyaha kusoo duulay Soomaaliya lagula eegtay qeybo kamid ah gobolka Shabeellaha hoose.

Ciidamada Yugaandheeska ayaa la beegsaday xilli ay marayeen meel u dhow Shalambood.

Ugu dambeyntii, ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa deegaanka Tabeellaha Sheekh Ibraahim ee nawaaxiga Muqdisho waxay ku dileen labo askari oo katirsan ciidamada dowladda.

Mid kamid ah askarta la dilay waxaa laga qaatay qorigii uu watay, waxaana Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay sii kordhisay weerarada ay ku beegsaneyso Shisheeyaha iyo kaaliyaashooda.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular