HomeAll newsDEG-DEG: Wasiirkii Dastuurka ee dowladda Oo Geeriyooday.

DEG-DEG: Wasiirkii Dastuurka ee dowladda Oo Geeriyooday.

Waxaa goordhow magaalada Abuu Dubai ee isku taga Imaaraadka Carabta ku geeriyooday wasiirka dastuurka ee dowladda federaalka ninka lagu magacaabo Cabdi-Raxmaan Xoosh Jibirii.

Wasiirka ayaa la sheegay inuu ku geeriyooday isbitaal ku yaala Dubai, halkaas oo uu mudooyinkii dambe ku xanuunsanayay.

Xillibaano katirsan dowladda federaalka ayaa xaqiijiyay geerida, oo ay ku tilmaameen mid naxdin badan.

RELATED ARTICLES

2 COMMENTS

  1. Asgoo dastuurkii kufriga labada daan haysta
    Dawaaqiida asagoo kamido dhabu difaacaaya
    Shareecadana dacal maray jibriil fhaafyey dunidi
    Dar aliyo kitaab koo xukuna diide niman kaase
    Dalana malahan aakhiro siday diintu sheegayso
    i

  2. Wallee caawa wu hayaa kufrigii iyo shegashada ilahnimo. Inuu sharci dajiyey walalihiis dawaqiid iney kasiwadan. Meeshuu kaga baqtiyey walalkodkii. Oo ilaa qiyamaha kufrigiisa uu kufri dhalo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular