HomeAll news397 Askari Oo ku dhintay Weerarkii Shawaarib ee dalka Afqanistaan.(Dhagayso)

397 Askari Oo ku dhintay Weerarkii Shawaarib ee dalka Afqanistaan.(Dhagayso)

Imaarada Islaamiga ee Afqaanistaan ayaa war ay soo saartay waxay ku sheegtay inuu soo idlaaday howlgalkii weynaa ee maalintii Jimcaha ahayd ciidamo katirsan Imaarada ay ku qaadeen saldhiga Shawaarib oo ah saldhig millitery oo ay ku sugnaayeen ciidamo Maraykan ah iyo kuwa xukuumadda Kaabul.

Weerarka oo qaatay 46 saacadood oo xiriir ah, ayaa waxaa la xaqiijiyay in lagu dilay 397 askari oo isugu jira Maraykan iyo kuwa xukuumadda Kaabul, waxaana intaas dheer gawaarida dagaalka iyo saanadaha milliteri ee ku baaba’bay weerarka.

9 Naftood hore oo katirsan Imaarada islaamiga ayaa la sheegay iney fuliyeen weerarkan, kuwaas oo dhamaantooda markii dambe halkaas ku geeriyooday.

Hadaba Hoos ka dhagayso Warbixin soo koobeysa Natiijada Weerarkii Shawaarib.

Halkan ka dhagayso Warbixin ku aadan Weerarka Shawaarib iyo Natiijada ka dhalatay.

 

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

  1. Xaq bay idinku tahay gaal inaad xagasha goysaane
    Misna aad xasuuq daan kufriga galay xuduudiine
    Xaashaaye guushaad hesheen xabadka daaweeye
    Xanuujiyo kufaartiyo ridada xaqa an yeelaynin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular