HomeAll newsDhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagu Lafa Guray Mowduuc Muhim Ah.

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagu Lafa Guray Mowduuc Muhim Ah.

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo lagu falanqeeyo mowduuc muhim ah iyadoo lagu marti qaado dad aqoon u leh hadba qodobka markaas miiska saaran, maanta waxaa lagu lafa guray Dowraadka sharciga ah ee lagu qabto Wilaayaadka Islaamiga ah iyo muhiimadda ay leeyihiin waxaana ka qeyb galay Culimo ay kamid yihiin Sheekh Cali Katiin iyo Sheekh C/waaxid Muudey.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 15-02-2019

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular