Barnaamijka diirada jimcaha ayaa maanta looga hadlay shirkii ka dhacay London ee dowladda federaalka ku iibsatay shidaalka Soomaaliya.
Waxaa ka qeybgalay Aqoonyahan Maxamuud Xaaji,Dr Xanafi Cabdi sheekh Aadan iyo Suldaan Mahdi.
Halkan ka dhageyso Diirada Jimcaha Boobka Batroolka.