HomeAll newsDEG-DEG: Madixii DP-World ee Boosaaso Oo la dilay iyo Al-Shabab oo sheegatay...

DEG-DEG: Madixii DP-World ee Boosaaso Oo la dilay iyo Al-Shabab oo sheegatay Mas’uuliyadda.

Howlgal gaar ah oo ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa lagu dilay madixii shirkadda DP world ee gobolkaas, kaas oo lagu magacaabo Paul Anthony Fermosa.

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa ku waramaya in howlgal guuleystay oo ay fulisay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab lagu dilay mas’uulkaas katirsan DP world, kaas oo kirishtaan ahaa.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda howlgalka lagu khaaarijiyay Paul Anthony Fermosa, waxaana ay sheegtay in howlgal gaar ah oo ay mUjaahidiintu ka fuliyeen Boosaaso lagu dilay ninkaas.

Afhayeenka ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa idaacada Andalus ee ku hadasha afka Mujaahidiinta usheegay in howlgalkaas lagu dilay Paul anthony Fermosa oo ahaa agaasimaha shirkadda DP World ee laga leeyahay dalka isu taga Imaaraatka Carabta, xooggana ku haysata dekadda Boosaaso.

Sawirka Paul Anthony Formosa Agaasimihii shirkadda DP world ee Boosaaso.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular