HomeAll newsSawirro: Gaari Gaashaman oo ciidamada Al-Shabaab kala wareegeen Dowladda.

Sawirro: Gaari Gaashaman oo ciidamada Al-Shabaab kala wareegeen Dowladda.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa dagaal kula wareegay gaari gaashaman oo ay wateen ciidamo katirsan dowladda federaalka.

Gaarigan gaashaman ayaa qeyb ka ah saanado hub milliteri oo dowlado shisheeye ku wareejiyeen ciidamada dowladda, si ay ugu kaalmeystaan dagaalka ay kula jiraan ciidamada Mujaahidiinta.

Sawirro laga soo qaaday gaariga ay la wareegeen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa lagu baahiyay baraha internetka, waxaana gaariga raayada Towxiidka ka dul suray ciidamada Mujaahidiinta.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular