HomeAll newsCiidamada Xarakada Al-Shabaab Oo La wareegay Baar-Sanguuni.

Ciidamada Xarakada Al-Shabaab Oo La wareegay Baar-Sanguuni.

Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan milliteriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saaka aroortii hore waxay duullaan ku qaadeen deegaanka Baar-sanguuni, halkaas  oo ay fariisin ku leeyihiin ciidamo katirsan kuwa maamulka Jubbaland oo uu dhisay ciidamada Maraykanka.

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa qaaday weerar dhowr jiho ah, waxaana markiiba goobta ka cararay ciidamada maamulka Jubbland, kuwaas oo ka baqay iney wajahaan ciidamada Mujaahidiinta.

Ciidamada uu Maraykanku wato ee goobta joogay ayaa waxaa gaaray khasaare dhimasho iyo dhaawac isugua jira, waxaana intooda badan ay ka carareen goobta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular