Khasaare adag ayaa ka dhashay howlgalka Riverside oo galay maalintiisii labaad, kaasoo ka socda magaalada Nairoobi ee caasimadda wadanka Kenya.
Noocyada kala duwan ee ciidamada Kenya, oo taageero ka helaya ciidamada Maraykanka, Ingiriiska iyo kuwa Yahuudda ayaa dadaal ugu jira iney gudaha u galaan dhismaha Riverside, halkaas oo ay ku jiraan ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Halkan hoose ka dhagayso Falanqeyn ku aadan waxyaabaha kusoo kordhay howlgalka Riverside.
Halkan ka dhagyso wixii kusoo kordhay Weerarka Riverside ee Nairoobi