War deg deg ah oo naga soo gaaray magaalada Nairoobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa ku waramaya in weerar xoogan lagu qaaday goob muhiim ah oo ku taalla bartamaha magaalada.
Rag hubeysan oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerar xoogan ku qaaday goob ku taalla xaafadda Westland ee magaalada Nairoobi.
Dowladda Kenya weli kama soo bixin wax war ah oo ku aadan weerarka socda, waxaana la sheegayaa in goobta weerarka lagu qaaday ay tahay goob hotel ah oo ay ku yaalaan xafiisyo muhiim ah.
Wixii warar ah oo kusoo kordha arintan waan soo gudbin doonnaa Inshaa’Allaah.
Walaalayaal magaalada nairobi ayaan kunoolahay dadkuna aad ayay uga cabsanayaan in curfew uu kabiloowdo xaafada isloo