HomeAll newsGaari Gaashaman oo Shisheeyaha Looga gubay Shabeellaha-hoose.

Gaari Gaashaman oo Shisheeyaha Looga gubay Shabeellaha-hoose.

Qarax khasaare dhaliyay ayaa ciidamada shisheeyaha lagula beegsaday deegaan katirsan gobolka Sh/Hoose.

Duleedka degmada Buula Mareer ayaa qaraxa lagula beegsaday gaari nooca gaashaman ah oo ay saarnaayeen ciidmao ka socoda dalka Yugaandha oo qeyb ka ah Shisheeyaha kusoo duulay dalkeena Soomaaliya.

Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa la xaqiijiyay in ciidamada Shisheeyaha uu kasoo gaaray qaraxan lagu gubay gaariga gaashaman, balse weli lama helin tirada rasmiga ah.

Shisheeyaha ayaa inta badan marka ay isaga kala gudbayaan deegaannada ay ka joogaan Soomaaliya  waxay la kulmaan weeraro isugu jira kamaa’in iyo qaraxyo, kuwaas oo gallaaftay nolosha kumanaan askari oo soo duulayaal ah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular