Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan laguna soo qaato hadba mowduuca taagan ayaa waxaa maanta ku marti ah Seekh Nuur Mucallim C/Raxmaan oo kamid ah culimada diinta islaamka.
Sheekhu waxa uu ka hadlay qodobo muhim ah isagoo dhanka kale wax ka taabtay xaaladaha taagan sida heshiisyadii ugu dambeeyay ee ay madaxda DF la galeen Xabashida Itoobiya oo ah cadawga koowaad ee Ummada Soomaaliyeed.