Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale lagu falanqeeyo mowduuca taagan, waxaana maanta lagu soo qaatay bayaankii ay hogaanka sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kasoo saareen dhibaatooyinka ay halganka iyo bulshada ku hayso kooxda Daacish iyo aragtida dad weynaha dal iyo dibad.