Ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa howlgal gaar ah ka fuliyay nawaaxiga magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan bartamaha dalka Soomaaliya.
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa weeraray isbaaro ay ku sugnaayeen ciidamo katirsan maamulka Hir-shabeelle, oo ku taalla afaafka magaalada Baladweyne.
Mujaahidiinta waxay dileen ugu yaran hal askari oo katirsan ciidamadii isbaarada joogay, inta soo hartana waa la kala eryay.