HomeAll newsDagaallo Culus oo Gobolka Hiiraan ka socda.

Dagaallo Culus oo Gobolka Hiiraan ka socda.

Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan, bartamaha dalka Soomaaliya ayaa ku waramaya iney jiraan dagaallo xoogna oo qeybo kamid ah gobolka ku dhexmaraya ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo kuwa dowladda federaalka.

Kolonyo katirsan ciidamada dowladda oo ku safrayay inta u dhexeysa Baladweyne iyo Maxaas ayaa ku dhacay weerar kamiin ah oo xoogan, kaas oo markii dmabe isku bedelay dagaal toos ah oo faraha la iskula tagay.

Dadka ku sugan baadiyaha goobaha ay dagaalladu ka socdaan ayaa warbaahinta u sheegay iney maqlayaan daryanka iyo dhawaqa rasaasta la isku adeegsanayo, waxayna sheegeen inuu u muuqdo dagaalka mid culus.

Weli maynaan helin faafaahin buuxda oo ku aadan natiijada dagaalka weli socoda.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular