War deg deg ah oo kusoo dhacaya warqabadka Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan ayaa sheegaya in la weeraray guri magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ku leeyahay nin caayay Nabi Muxamed Sallaahu caleyhi wassalam.
Qarax xoogan ayaa lagu billaabay weerarka, waxaana hadda la sheegayaa in rasaas xoogan ay ka socoto gudaha guriga, halkaas oo ay galeen rag hubeysan.
Wixii kusoo kordha arintan waan soo gudbin doonnaa Inshaa’Allaah.
This was a good plan, God bless the lions who killed this mushrik