HomeAll newsSawirro: Kumanaan Neef Oo Sako ah Oo Laga Qeybiyay Shabeellaha-Hoose.

Sawirro: Kumanaan Neef Oo Sako ah Oo Laga Qeybiyay Shabeellaha-Hoose.

Wilaayada islaamiga ee Shabeellaha hoose waxaa dhawaan kusoo gebegeboobay qeybinta Sakada xoolaha nool.

Deegaannada hoosyimaada degmada Baraawe ee wilaayada islaamiga ee Shabeellaha hoose waxaa laga qeybiyay kumanaan Neef oo isugu jira Ari, geel iyo Lo’.

Maktabka Zakawaadka ee wilaayada islaamiga ee Shabeellaha hoose ayaa deegaanno dhowr ah oo hoos yimaada Baraawe wuxuu ka qeybiyay 2404 Neef oo isugu jira Ari, Lo’ iyo Geel.

Boqollaal qoys oo masaakiin ah ayaa ka faa’ideystay qeybinta Sakada Xoolaha nool, kuwaas oo aad ugu farxay.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular