HomeAll newsSawirro: Hay'adda Al-Ixsaan Oo Howlo Caafimaad ah ka fulisay deegaanno dhaca xeebta...

Sawirro: Hay’adda Al-Ixsaan Oo Howlo Caafimaad ah ka fulisay deegaanno dhaca xeebta Shabeellaha hoose.

Deegaannada Muungi iyo Boorow oo dhaca xeebta Shabeellaha hoose, una dhexeeya Baraawe iyo Marko ayaa waxaa gaaray dhakhaatiir ka socotay hay’adda kheyriga ee Al-Ixsaan.

Dhakhaatiirta ayaa deegaannada ka fuliyay baaritaanno caafimaad oo lacag la’aan ah, iyagoona ka qeybiyay dawooyin muhiim ah oo ay dadku u baahnaayeen.

Dadka ka faa’ideystay deeqdan caafimaad ee ay ka fulisay Al-Ixsaan tuulooyinka dhaca xeebta waxay tiradoodu gaareysaa kudhawaad 900 oo ruux.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular