HomeAll newsKenya Oo Amar la yaab leh dul dhigtay Soomaalida NFD.

Kenya Oo Amar la yaab leh dul dhigtay Soomaalida NFD.

Dowladda Kenya ee xooga iyo gumeysiga ku heysato dhulka soomaaliyeed ee NFD ayaa soo rogtay amar cusub oo la yaab leh, kaas oo sii kordhinaya gumeysiga lagu hayo dadkaas soomaalida ah.

Kulan dhexmaray guddi ka socda gobollada NFD Iyo dowladda dhexe ee Kenya, loogana hadlayay arimaha amaanka ayaa waxaa kasoo baxay qodob la yaab leh oo aan horey loo maqal.

Gebegebada kulanka dhexmaray labada dhinac waxaa hoosta laga wada xariiqay in shacabka Soomaaliyeed ay dhiibaan diyada qof kasta oo Kirishtaan kenyaati ah oo ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku dilaan NFD.

Cali Roobo oo ah guddoomiyaha gobolka Mandheera ayaa warbaahinta u sheegay in qodobada lasoo saaray ay kamid yihiin in shacabka Soomaalida ee dhulka NFD ay bixiyaan Megta qofkii Kenyaati Kirishtan ah ee lagu dilo dhulkooda tallaabadaas oo uu ku sifeeyay mid lagu yareynayo weerarada Argagaxisada sida uu hadalka u dhigay.

Arin ayaa ah mid la yaab leh, muujineysana xaaladda gumeysi ee ay ku noolyihiin Soomaalida NFD, waxaana qorshahan uu yimid xilli ay kordheen weerarada ay ciidamada Mujaahidiinta ku beegsanayaan dadka kirishtaanka ah ee xooga lagu dejiyay dhulka Soomaaliyeed.

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

  1. Asc amarka galka aya yableh ama ninki murtadka oo amarkaa soo gudbiyey.Gal amarka makenin murtadka aya keney ee waghtigood waadamathey,rafashadhii murtadiinta udambeysey weye werarka alshabaab hakordiso.Gaal oo dan wahay istacmalan kitaabki yahood oo talmuud layiraado.Caruur iyo bilcaan labaabiinay aya modus operandii goth ah.Galo in degaanatha mandera ladijiyey war umahaynine insha Allahu wan kasafeyneynaa ithinkana siikordiya werarka.goor dow galatha wahay kudawaqi donaan in somali lakala qebsathey,ha qalbi jabina ee werarka kusii dara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular