War deg deg ah oo kusoo dhacay warqabadka idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan ayaa xaqiijinaya in ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay la wareegeen gacan ku heynta deegaanka Diif ee dhaca xuduud beenaadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya.
Ilo xog ogaal ah oo ay heshey Al-Furqaan ayaa xaqiijinaya in ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay la wareegeen gacan ku heynta deegaanka Diif.
Ciidamadii horey u joogay deegaanka ayaa firxaday.
Wixii kusoo kordha waan soo gudbin doonnaa Inshaa’Allaah.