Magaalada Jilib ee wilaayada islaamiga ee Jubbooyinka waxaa ka dhacay xukun Xaddu-rido ah, kaas oo lagu fuliyay ugu yaraan shan ruux oo lagu helay falal jaajuusnimo ah.
Dadka xukunka Xadu ridada lagu fuliyay waxay gaarayeen illaa iyo shan ruux, waxayna u kala shaqeynayeen sirdoonnada Maraykanka, Ingiriiska iyo kan dowladda federaalka.
Boqollaal ruux oo kamid ah dadka Jilib degan ayaa isugu soo baxay fagaaraha weyn ee Macallin Aadan, halkaas oo uu ka dhacay xukunka.
Faafaahinta Goordhow ayaan soo gudbin doonnaa Inshaa’Allaah.