HomeAll newsAl-Shabaab Oo Laamu ku dilay Labo Ruux.

Al-Shabaab Oo Laamu ku dilay Labo Ruux.

Muwaadin Kenyaati ah oo gacanta ugu jira Al-Shabab

Wararka ka imaanaya gobolka xeebta ku teedsan ee Laamu, kana mid ah gobollada ay dowladda Kenya xooga ku heysato ayaa ku waramaya in halkaas uu ka dhacay weerar dad lagu dilay.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa dilay ugu yaraan 2 ruux oo katirsan Nasaarada xooga ku degan gobolka Laamu.

Warbaahinta Kenya ayaa hadal haya weerarkan lagu dilay dadka Nasaarada ah, waxaana ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay halkaas ku beegsadaan ciidamada iyo dadka aan heysan diinta Islaamka.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular